Dhufayl binu camar al dowsi

Dhufayl binu camar al dowsi waxa uu kaaba qabiil u ahaa qabiilka uu ka dhashay ee Daws, wuxuuna ahaa nin carabta dhexdeeda ka leh sharaf iyo qadarin. Dhufayl wuxuu ahaa deeqsi oo wuxuu maal iyo lacag hayo wuxuu ku quudin jiray masaakiinta aan waxba haysan, sidoo kale wuxuu magangelin jiray dadkii kuwii weydiista magangelyo.

Dufeyl bin camar Al-dowsi
الطفيل بن عمرو الدوسي
saxaabi
xog ku saabsan
aabihiisa: camar bin dariif al-dowsi
hooyadii
Dhashay:
Ku dhashay: Jasiirada carabta
Diintiisa: islaam
xaaska
ilmahiisa camar bin dufeyl, xaaris bin dufeyl, daabul bin dufeyl
Dhintay: 633
Ku dhintay: yamaama

© MMXXIII Rich X Search. We shall prevail. All rights reserved. Rich X Search